Chocolate Banana Cake Recipe

beautiful cake

Asalamu aliekum, Asxaabta,qiimaha badan doolshadan ayaan borooweeyey aad iyo aad ayayu fiican tahey Idinkana brooweeya waxa ay la kooban tahayna was kan… the 5 ukun 250g bur 240g buuro 200g sokor 100g shukulato 2 moos cusbo far iyo suul hal qaado qammirka doolshaha 100g almond Sida an usameyeyna fiidiyowga ka fiirso mahadsanid Subscribe, like and […]